Macalimiinta Maadada Milgaha Qaranka Iyo Anshaxa Oo Tababar Loo Qabtay

Jigjiga(cakaaranews)Jumce, 20ka Aprill 2018. Waxaa si rasmi ah deegaanka  uga bilawday  tababar kor loogu qaadayo garaadka aqoomeed ee dhamaan  barayaasha maadada  milgaha qaranka iyo anshaxa ee ka hawlgala dugsiyada ku kalayaala guud ahaan deegaanka heer deegaan ilaa heer-qabale. Kuwaas oo tababarka ku kala qaadanaya 7 goobood oo deegaanka ah  oo kala ah jigjiga, dhagaxbuur, qabridahar, godey, wardheer, hargeele iyo fiiltu. Iyadoo macalimintanina ay tiradoodu kor udhaafayso 3900 oo macalin.

Hadaba, magaalada jigjiga oo kamid ah goobaha uu tababarku ka bilawday maanta ayaa waxaa furitaankiisii ugu horayn kahadlay Wasiirka Xafiiska Waxbarashada DDSI Mudane Ibraahim Aadan Mahad oo halkaas ka soojeediyay khudbad muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaysa islamarkaana kusaabsan muhiimada maadada milgaha qaranka iyo anshaxa iyo sida ay lagama maarmaan u tahay in kor loo qaado garaadka aqoomeed ee barayaasha maadadaasi.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dhamaan macalimiinta iyo dhamaan shaqaalaha kaladuwan ee sectorka waxbarashada uu waajib balaadhani saaran yahay. Kaas oo ah kamidho dhalinta qorshayaasha uyaala heerarka kalduwan ee bahada waxbarashada iyo waliba sidii deegaanku uga horumari lahaa dhanka waxbarashada. Taasina  ay tahay mida kali ah ee sahli karta horumar waara. Maxaa yeelay waxbarashadu waxay doorka ugu muhiimsan kaciyaartaa kor ukaca dhaqaalaha iyo horumar waara. Sidookalana wasiirka ayaa kula dardaarmay barayaasha in macalin kasta uu kasoobaxo waajibaadka baranimo ee looga baahan yahay iyo waliba sidii uu u tayayn lahaa maadadiisa si ardaydu u noqoto arday tayo leh. Wuxuuna wasiirku carabka kudhuftay in si fiikcan loo qaato tababarka maalmaha kooban ee uu socon doono.

Dhankakale, Gadh Wadeenka Geedisocodka Waxbarashada Milgaha Qaranka Iyo Anshaxa Ee Xafiiska Waxabarshada DDSI Marwo Farxiya Cabdulaahi Khaliif oo iyadna dhankeeda kahadshay ayaa sheegtay in tababarkani uu yahay mid aad muhiim ugu ah barayaasha islamarkaana lagu kobcinayo aqoonta barayaasha maadada milgaha-qaranka iyo anshaxa. Waxayna xustay in tababarkani uu maanta si iskumid ah ugu bilawday dhamaan macaliminta maadada milgaha qaranka  kuwaasoo tiradoodu kabadan tahay 3900 oo macalin. Kuna kalaqaadanaya 7 senter.

Iskusoowada duuboo, tababarkan ayaa ah markii koobaad ee noociisan ah oo labixiyo wuxuuna si iskumid ah ugu bilawday dhamaan macalimiinta dalka oo dhan ee ah macalimiinta maadada milgaha qaranka. Waxaana laga filayaa barayaasha kadib markii uu dhamaadop tababarku in faaiido badan ay kadhaxlaan.

 

 

Tababar Kusaabsan Xaqiijinta Iyo Ilaalinta Daryeelka Caruurta Oo Kaqabsoomay Magalada Jigjiga

Jigjiga(cakaaranews)jumce, 20ka April 2018. Waxaa hoolka shirarka ee xafiiska arrimaha haweenka kaqabsoomay Tababar ay si wada jir ah usoo agaasimeen xafiiska arrimaha haweenka iyo caruurta DDSI iyo hay'ada UNICEF islamarkaana ujeedadiisu tahay xaqiijinta iyo ilaalinta daryeelka caruurta. iyadoo tababarkanina uu qayb ka yahay mashruuc cusub oo xafiiska arimaha haweenka iyo caruurta DDSI uu ka fulinayo degmooyinka babili, dhekasoft, cadaadle. gaashaamo iyo donod.

Hadaba, Wasiirka Xafiiska Arrimaha Haweenka Iyo Caruurta DDSI Marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe oo kawarbixisay tababarka ayaa sheegtay in tababarkani yahay mid ay kasooqaybgaleen khabiiro kakalasocda xafiisyada Heer deegaan iyo dagmooyinka uu ka jiro barnaamijka emergencyga sida babili, dhekasoft cadaadle, danood iyo gaashaamo kuwaasoo tiradoodu dhantahay 50 xubnood. Waxayna intaas kudartay in tababarkani yahay mid ay kaqaybgakayaashu kubaranayaan daryeelka iyo ilaalinta caruurta xiliga emergencyga. waxayna xustay marwadu intababarkani qayb kayahay mashruuc cusub oo uu xafiisku kahairgaliyay qaar kamid ah degmooyinka islamarkaana lagu shaqaalaysiiyay 9 xubnood oo ah shaqaalaha loogu talagalay  fadinta adeega daryeelka caruurta lagana soo kala xulay isla degmooyinkaas.

Sidookale, Gadhwadeenka Geedisocdka Waaxda Daryeelka Iyo Ilaalinta Caruurta Ee Xafiiska Arrimaha Hawenka Iyo Caruurta DDSI Mudane Mursal Maxamed oo isna kahadlay tababarkan ayaa sheegay in tababarlkani yahay mid socon doona mudo 4 maalmood kaasoo casharada tababarka lagu qaadanayana ay yihiin daryeelka iyo ilaalinta caruurta xiliga emergencig, tacadiyada ka dhanka ah ee kusalaysan jinsiga, maaraynta kiisaska caruurta,  adeega taageerada maskaxda ee caruurta iyo barbaarinta wanaagsan ee caruurta.

Iskusoowada duuboo, Si looga jawaabo baahida daryeelka caruurta ayuu xafiisku hirgaliyay fulinta mashruucan daryeelka iyo ilaalinta caruurta waxa uuna xafiisku ka kaashaday miisaaniyada mashruucan ha’yada UNICEF

 

 

 

 

 

Gobolka Erer Iyo Mas'uuliyiin Heerdeegaan Ah Oo Kormeer Kusoomaray Mashriicaha Horumarineed Ee Lagawado Gobolka

Fiiq(cakaaranews)Khamiis, 19ka April 2018. Wasiirka xafiiska horumarinta khayraadka biyaha Ahna madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo ay waheliyaan wasiir kuxigeenka xafiiska beeraha iyo horumarinta khayraadka dabiiciga ah mudane axmed shugri, masuuliyiin kale oo heer deegaan ah, masuuliyiinta gobolka erer iyo waliba masuuliyiinta degmooyinka fiiq iyo xamaro ayaa kormeer hawleed ku gaadhay mashiiiracaha horumarineed ee kasocda Gobolka Erer.

Hadaba, Wasiirka Xafiiska Horumarinta Khayraadka Biyaha Ahna Madaxa Xarunta Dhexe Ee XDSHSI Marwo Fartuun Cabdi Mahdi oo kawarbixisay kormeerkoodan ayaa sheegtay in kormeerkoodani uu kuqotamo indho indhaynta iyo hirgalinta mashaariicaha waawayn ee gobolka kasocda. Waxayna xustay marwadu in wakhti yar kahor uu madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu yimid gobolka islamarkaana uu kormeer kussoomaray mashrriicahan waawayn iyadoo madaxwaynaha iyo hawlwadenada mashariicahan fulinaya ay kala qaateen shaqooyinkii dhimanaa ee lafulin lahaa islamarkaana uu kormeerkoodani kuqotamo fulinta hawlihii shaqo ee la kala qaatay in sidoodii loo hirgaliyay iyo in wax dhiman yahay

Wasiirada oo hadalkeeda sii wadata ayaa tilmaam kabixisay mashaariicahan waawayn waxayna sheegtay in mashaariicahani yihiin mashruuca biyo-galinta mugwayn, fiiq ilaa iyo gasaangas iyo waliba mashruuca laydh galinta ee fiiq ilaa iyo mugwayn kuwaasoo isujira masaafooyin dhaa dheer. Waxayna carabka kudhuftay in kormeerkoodani yahay mid qiimayn ah walaw mashaariicdan intoodii badnayd ay si fiican usoo dhamaadeen.

Dhanka kale, wasiirada ayaa shaagtay in mashrriicahani ay qayb kayihiin qorshaayshii muhiimka ahaa ee ay xukuumadu qaadatay islamarkaana si quruxbadan ay udhamaadeen ilaahayna kugarbqabtay.

 

Iskusoowada duuboo, masuuliyiintan ayaa lafilayaa in kormeerkoodan ay kusii jirayaan maalmahan soosocda iyagoo soo taaban doona dhamaan meelaha ay maraan mashaariicahan waawayn ee biyo galinta iyo laydhgalinta

RW Abiyu Ahmed Oo Golaha Wakiilada Shacabka JDFI Ka Ansixiyay Wasiirada cusub.

Addis-ababa,(cakaaranews),khamiis, 19ka April,, 2018. Raysul-wasaaraha JDFI Dr Abiyi Ahmed ayaa golahiisa wasiirada   ku sameeyay isku shaandhayn cusub wuxuuna golaha wakiilada shacabka maanta horkeenay liiska 16 xubnood oo kamid ah golaha kaabineega JDFI kuwaasi 6ka mid ah aykamid ahaayeen Kaabineegii hore oo loo sameeyay boos badal halka 10ka kale ay yihiin xubno cusub. Raysulwasaaraha ayaa sharaxaad dheerka bixiyay golaha wakiilada shacabka hortooda  xubinkasta aqoontiisa, waayo aragnimadiisa iyo kartida masuuliyiinta cusub ee uu ku soo xushay ugu dambayntiina ka codsaday golaha wakiilada shacabka in la ansixiyo.Waana kuwan liiska magacyada  golaha wasiirada cusub.

1. mudane Shiferaw Shigute  -- wasiirka wasaarada beeraha iyo khayraadka xoolaha JDFI
2. Mudane Siraaj fegeesa -- wasiirka wasaarada gaadiidka JDFI
3. Mudane ahmed shide --  af-hayeenka dawlada faderaalka
(communications affairs minister)
4. Ambaasaadar teshoome toga ---  wasiira wasaarada horumarinta shirkadaha dawlada 
5. Mudane cumar xuseen  --- mareeya guud ee wakaalada jibriyada iyo dakhliga JDFI

6.marwo ubax maxamed xuseen  ---  wasiirka isgaarsiinta iyo tiknoolajiga JDFI
7. Dr ambaajew makonin ---  wasiirka wasaarada warshadaha JDFI.
8.mudane mootuuma maqaasa ---  wasiirka wasaarada difaaca qaranka JDFI
9. Marwo fooziya aamiin  ---      wasiirka wasaarada dhaqanka iyo dalxiiska JDFI
10. Dr hirut G/mariam ---wasiirka wasaarada shaqaalaha iyo arrimaha bulshada JDFI
11.mudane jaantiraar abaay  Wasiirka wasaarada horumarinta magaalooyinka iyo guryaynta

12. mudane meles alem   --- wasiirka wasaarada mac danta iyo tamarta

13. mudane birhanu tsagaaye  --- xeer ilaaliyaha guud 
14.marwo yelem tsagaaye    wasiirka wasaarada haweenka iyo c aruurta
15. Mudane malaaku alebal   wasiirka wasaarada ganacsiga
16. Dr amiir aman     wasiirka wasaarada caafimaadka.

Golaha wakiilada shacabka ayaa cod buuxa ku ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu Raysul wasaaruhu soo bandhiga islamarkaana halkaasi lagu dhaariyay golaha wasiiradan cusub

Ugu dambayn Raysilwasaaraha JDFI dr Abiyi Ahmed ayaa ka dib markii ay ansixiyeen golaha wakiilada shacabka waxa uu kula dar-daarmay golaha wasiirada cusub iyo kuwa laysku badalay in ka jawaabaan baahida shacabka lana  dagaalamaan musuqa, Dulsaarnimada islamarkaana yareeyaan shirarka aan muhiimka ahayn iyo waliba in ay wasaaradaha loo magacaabay bixiyaan adeeg fuhan oo ku salaysan baahida shacabka. Sidoo kale Raysulwasaaraha ayaa hor dhigay golaha wakiilada shacabka bayaanka qabyada ah ee dib u habaynta qaabdhismeedka  qaar kamid ah wasaaradaha JDFI iyada oo uu golaha wakiilada shacabka JDFI  cod buuxa ku ansixiyay.

 

የህዝብ ተወካዮች ምክር ቤት በጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የቀረቡትን የካቢኔ አባላት ሽግሽግና ሹመትን አጸደቀ

አዲስአበባ( cakaaranews)ሀሙስ፤ሚያዚያ 11/2010 ዓ.ም. የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት  የ10 አዳዲስ ሚኒስትር ሹመት ፀደቀ፡፡የኢፌዴሪ መንግሥት በአሁኑ ወቅት ከህዝቡ የቀረበበትን ጥያቄ ተገቢ ምላሽ ለመስጠት በተደረገው ግምገማ መሠረት ጠቅላይ ሚኒስትሩ የ10አዳዲስ ሚኒስትርችና የ6 ሽግሽግ ያደረጉ ሚኒስትሮችን ለተከበረው ምክር ቤት አቅርበዋል፡፡ የሴቶችን ተሳትፎ ለማረጋገጥ፣ መልካም አስተዳደርና የሙስና ችግር ለመፍታት መሆኑን ገልፀዋል፡፡ በዚህም መሰረት ከተሾሙ ሚኒስትሮች መካከል ሁለቱ ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል/ከኢሶህደዴፓ ሲሆኑ እነሱም፡-

1. /ኡባመሀመድ ………የመገናኛናኢንፎርሜሽንሚንስትር

2. አቶአህመድሺዴየመንግስትኮሙዪኒኬሽንጉዳዮችፅህፈትቤት ኃላፊሚኒስትር 

3. አቶሽፈራውሽጉጤ …….የግብርናእናየእንስሳትሃብትሚንስትር
4.
አቶሲራጅፈጌሳ……….የትራንስፖርትሚንስትር
5.
/ሂሩት/ማርያም…….የሰረተኛናማህበራዊጉዳዮችሚንስትር
6.
አምባሳደርተሾመቶጋ………………የመንግስትየልማትድርጅቶችሚንስትር 
7.
አቶኡመርሁሴን………….በሚኒስትርማእረግየኢትዮጵያገቢዎችእናጉምሩክ 
ባለስልጣንዋናዳይሬክተር
8.
/አምባቸውመኮንን……የኢንዱስትሪሚንስትር
9.
አቶሞቱማመቃሳ…………….የሀገርመከላከያሚንስትር
10.
/ፎዚያአሚን…………….የባህልናቱሪዝምሚንስትር
11.
አቶጃንጥራርአባይ…………. የከተማልማትናቤቶችሚንስትር
12.
አቶመለሰአለሙ……………..የማዕድናኢነርጂሚንስትር
13.
አቶብርሃኑጸጋዬ…………….. /አቃቤህግ
14.
/ያለምጸጋዬ……………..የሴቶችናህጻናትሚንስትር
15.
አቶመላኩአለበል…………….የንግድሚንስትር
16.
/አሚርአማን…………......የጤናጥበቃሚንስትር

 

የህዝብ ተወካዮች ምክር ቤት በጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የቀረቡትን የካቢኔ አባላት ሽግሽግና ሹመትን አጸደቀ፡፡ጠቅላይ ሚንስትሩ የ6 ሚንስትሮችን የስልጣን ሽግሽግ፤ የ10 ሚንስትሮች አዲስ ሹመት ዛሬ በህዝብ ተወካዮች ምክር አቅርበው ጸድቆላቸዋል፡፡የሚንስትሮቹ የስልጣን ሽግሽግና ሹሙት የተካሄደው በዋናነት የህዝብን ጥያቄና ቅሬታ እንዲሁም ሙስናና ኪራይ ሰብሳቢነትን ችግር ከመፍታት አንፃር ካላቸው አቅም አኳያ መሆኑን ጠቅላይ ሚንስትሩ አብራርተዋል፡፡እንዲሁም የአቅም ክፍተት ኖሯቸው እራሳቸውን ለመለወጥና ለመማር ዝግጁ የሆኑ ሚንስትሮች በካቢኔ ዝርዝር ውስጥ ተካተዋል ብለዋል፡፡የህዝብን አገልግሎት ፍላጎት ለሟሟላት ዋንኛ ትኩረታቸው በመሆኑ ይህ ሊታለፍ የማይቻል መሆኑን ማወቅ እንዳለባቸው ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ አሳስበዋል፡፡

 

የመንግስትን ሀብትና ጊዜን የማባከን ሂደትን በመቅረፍ የሚጠበቅባቸውን ኃላፊነት ሊወጡ ይገባል ነው ያሉት፡፡ከሁሉም በላይ ግን ህዝቡን በማማረር በመንግስት ላይ የከረረ ተቃውሞዋቸውን እንዲያነሱ የሚያደርጉትን የሙስናና የመልካም አስተዳደር ችግሮችን ለመቅረፍ የመጀመሪያ ስራቸው ማድረግ እንዳለባቸውም አሳስበዋል፡፡የተሾሙት ሚኒስትሮች ቃለ መሀላ ፈጽመዋል፡፡ከዚህ በተጨማሪም የህዝብ ተወካዮች ም/ቤቱ ወ/ሮ ሙፈሪሃት ካሚል የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት አፈጉባኤ አደርጎ መርጠዋል።

የኦሮሚያ ክልል መንግስት ፕሬዝዳንት የመልሶ ማቋቋም ኮሚቴ አቋቋማል

አዲስአበባ(Cakaaranews)እሮብ፤ሚያዝያ 10/2010ዓም. የኦሮሚያ ክልላዊ መንግስት ም/ቤት(ጨፌ)ከቀናት በፊት ያባካ መደበኛ ገባኤ የክልሉ ርዕሰመስተዳደር ክቡር አቶ ለማ መገርሳ ለም/ቤቱ ያቀረቡት ሪፖርት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ወገኖች መልሶ የሚያቋቋሙ ኮሚቴ ማቋቋሙን ገልጿል። የመልሶ ማቋቋም ኮሚቴ አባላቱ ከክልሉ ከፍተኛ አመራር አካላትና ከልሉ ም/ቤት አባላት የተወጣጡ ሲሆን በቅርቡ  በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የሚገኙና በግጭቱ ሳቢያ ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ የኢትዮጵያ ሶማሌ ተፈናቃዮችን ወደ ኦሮሚያ እንደሚወስዱም ይጠበቃል።

 ይህ ሰናይ እርምጃ የኦሮሚያ ክልል ርዕሰመስተዳደር አቶ ለማ መገርሳ ስልጣና ጀግንነት በተሞላ በወወሰኑት ውሳኔ ተከትሎ የክልሉ መሪ ጅርጅትና መንግስት ተግባራዊ እያደረጉ መሆኑን ያሳያል።

በሌላ በኩል የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ከአሁን በፊት እንዲህ ውሳኔዎች በማሳለፍና ተግባራዊ በማድረጉ ከኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የተፈናቀሉ በርካታ የኦሮሚያ ክልል ተወላጆች ወደ ቀድሞ ቄያቸው ተመልሶ በአሁኑ ወቅት በአከባቢያቸው በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መደበኛ ስራቸው ተሰማርቶ በሰላም እየሰሩ ይገኛሉ።የኢትዮጵያ ክልል ሶማሌ መንግስት የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድን ጨምሮ የኦሮሚያ ክልል መንግስት ብሎም የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ ለማ መገርሳ መልካም ውሳኔን ደስተኛ መሆናቸው አስታውቀዋል።

 በመሆኑም በሞያሌ የተከሰተው ችግር የሁለቱም ብሔሮችና የሁለቱ ክልሎች የማይወከል አጸያፍ ድርግት መሆኑንና ከጥንት ጀምሮ ለዘመናት በሰላም አብሮ የኖሩ የኦሮሞና ሶማሌ ህዝቦች የቆየውን ባህልና እሴት ለማፍረፍ እንዲሁም በቅርቡ ከሁለቱ ክልል መሪዎች የተደረሰው የዘላቂ መፍትሄ ስምምነት እንዳይሳካ የፈለጉት ፅንፈኛና ጥቅመኛ ግለሰቦች ሴራ የተፈጸመ አስነዋሪ ተግባር መሆኑንም የኢትዮጵያ  ሶማሌ ክልል መንግስት አስታውቋል።

 

More Articles...

  1. GUUL GUUL GUUL IYO GOBANIMO War farxad leh
  2. ከረመዳን ወር በፊት የሚካሄደው የመንግስትና ህዝብ የጋራ መድረክ በዘንድሮ በአውበሬ ወረዳ እንደሚዘጋጅ ተገለጸ
  3. MW Lemma Oo Sameeyay Gudiga Dibu-dajinta Barakacayaasha
  4. Tababar Loo Qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Iyo Kormeerayaasha Oo Ka qabsoomay Magaalada Godey
  5. Ergooyinkii Deegaanka Soomaalida Kasocday Oo Sii-socod Iyo Soo-socodba Sidiiran Loo soo dhaweeyay
  6. Awbare Iyo Shirwaynihii Bisha Ramadaan Ka Horeeyay
  7. በኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት ፕሬዝዳንት ክቡር አብዲ መሀሙድ የሚመራው ልዑኳን ቡዱን ወደ ክልሉ ርዕሰመዲና ተመለሱ
  8. የኢፈዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ ከተለያዩ ክልሎችና ከሁለቱ ከተማ መስተዳደሮች ለተወጣጡ 25ሺህ የሚሆኑ የህብረተሰብ ክፍሎች አነጋገሩ
  9. Mashruuca Cusub Ee Caymiska Xoolaha Oo Lagu Daahfuray Magaalada Jigjiga
  10. MW CMC IYO WAFTIGII BALAADHNAA OO KUSOO LAABTAY XARUNTA DEEGAANKA
  11. RW Dr Abiyu Ahmed Ayaa Maanta Kulanwaynihii Kula hadlay Inkabadan 25kun oo ah Ergooyin Ka Kala Socday Qoomiyadaha Kala Duwan ee dalka.
  12. MMJ Iyo Darawalada Bajaajta iyo Forsida Oo Kulan wacyigalin ah Loo qabtay
  13. Xafiiska Kahortaga Iyo Udiyaargarawga Masiibooyinka DDSI Ayaa Baaq Udiray Dhamaan Bulshada Deegaanka Ee Ku Dhaqan Goobaha Ay Fatahaadyadu Ka Dhalan Karaan
  14. Wafti Balaadhan Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga
  15. Shirwaynaha Watadashiga Fadaraalka Iyo Qoomiyadaha dalka Oo Barito Ka Furmaya Xarunta dalka.
  16. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ርዕሰ መዲና ጅግጅጋ 29 ለሚሆኑ ጥንዶች ባልተለመደ መልኩ ቅልጥ ያለ የሠርግ ድግሥ ተደረገ
  17. Madaxwaynaha deegaanka oromada mudane lemma megersa ayaa sheegay inay xukuumadiisu waddo hawlo dib u dajin loogu samaynayo dadkii soomaalida ahaa ee kabarakacay deegaanka Oromada
  18. Caasimada Jigjiga Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kudhaqan Oo Si Wayn U Soo Dhaweeyay Tirtirida Iyo Jabinta Dhaqankii Xumaa Ee Isir Sooca Ee Kadhax jiray Soomaalida Dhaxdeeda
  19. Wafti Balaadhan Oo U Ambabaxay Xarunta Dalka Ee Magaalada Addis-Ababa
  20. በራሶ ወረዳ እየተገነባ ላለው ጠቅላላ ሆስፒታል በማጠናቀቅ ላይ መሆኑን ተገለጸ
  21. Qurba-joogta Gobolka Jarar Ee Jaaliyada Sweden Oo Qado Sharaf Usameeyay Waftigii Isku Dhafka Ahaa Ee Ka Socday Deegaanka
  22. MW CMC IYO WAFTI UU HORKACAYO OO KA DEGAY XARUNTA DALKA
  23. Xafdlada Arooska Qarniga Ee Midaynta Soomaalida Oo Si Heer Sare Ah Ugu Dhacday Xarunta Deegaanka Ee Magaalada Jigjiga
  24. Degmada Raaso Iyo Dhismaha Hospitaalka Oo Meel Gabagabo Ah Maraya
  25. Kulan Kusaabsan Badbaadada Hooyada Iyo Qorshaynta Qoyska Oo Ka Qabsoomay Magaalada Jigjiga
  26. በስዊድን የኢትዮጵያ አምባሳደር ለኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት ልዑኳን ቡዱን ደማቅ አቀባበልና ግብዣ አደርገዋል
  27. የአባቆረው ወረዳ አስተዳደር በወረዳው ለሚኖሩ ወጣቶች ሥራ ፈጠራ የሚውል የብር ድጋፍ ማመቻቸታቸው ተገለጸ
  28. The Historical Visit of Ethiopian PM to somali region State
  29. Tababar Kor Loogu Qaadayo Garaadka Aqooneed Ee Shaqaalaha Barnaamijka PSNP Ayaa Ka Furmay Magaalada Jigjiga
  30. Wasiirka Qurba Joogta DDSI Oo U Mahad-Celiyay Qurba Joogta DDSI.
  31. በስዊድን የሚኖሩ የኢትዮጵያ ሶማሌ ዲያስፖራ ኮሙኒቲ ለክልሉ ልዕኳን ቡዱን የእራት ግብዣና ደማቅ አቀባበል አድርገዋል
  32. Safiirka Dalkeena Itoobiya U fadhiya Sweden Oo Hadhimo Sharafeed u Sameeyay Waftigii DDSI.
  33. Qurba-joogta DDSI ee gobolka Liibaan Ee Jaaliyada Sweden Oo Casho Sharaf Usameeyay Waftigii Ka Socday Deegaanka
  34. Degmada Abaaqoraw Iyo Lacagihii Shaqo Abuurka Oo La Gudoonsiiyay Dhalinyarada
  35. Stockholm Iyo Xaflad Heer Sare Ah Oo Lagu Taageerayo XDSHSI Oo Kaqabsoontay
  36. በኢፈዴሪ ጠቅላይ ሚኒስትር ዶ/ር አብይ አህመድ የሚመራ ከፍተኛ የመንግስት ልዑካን ቡድን የኢሶ.ክ. መ.መዲና ደርሷል (2)
  37. Lamaanihii Iscalmaday Iyo Habeenka Isniinta.
  38. Raysul-wasaaraha JDFI Oo Kulan Balaadhan La Yeeshay Hogaaminta Iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada DDSI
  39. Raysal-wasraaha JDFI Iyo Wafti balaadhan uu hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Xarunta Deegaanka
  40. WAFTIGII BALAADHNAA EE KA KOOBNAA QARAN-JOOGTA IYO QURBA-JOOGTA DDSI OO KADEGAY STOCKHOLM
  41. የፈዴራልና የክልል መንግስታት ከፍተኛ አመራር አባላት ያቀፈ ጥምር ኮሚቴ በሸቤሌ ዞን የተሰሩ የመንደር ማሰባሰብ ፖሮግራም አከባቢዎች ጎበኙ
  42. Maamulka Gobolka Doolo Oo Soo Kormeeray Mashaariicaha Qorshaha BBC Ee Kasocda Degmooyinka
  43. Mas’uuliyiin Iskudhaf Ah Oo Kormeer Indho-Indhayn Ah Ku Gaadhay Goobaha Dajinta Ee Gobolka Shabeele Iyo Gobolka Afdheer
  44. Shirkii Caadiga Ahaa Ee Golaha Kabaneega DDSI Oo Qabsoomay
  45. WAFTI BALAADHAN OO KA KOOBAN QARAN-JOOG IYO QURBA-JOOG OO KU WAJAHAN SWEDEN
  46. OGEYSIIS: Dhamaan Qurba-joogta DDSI
  47. Fafan Zone Youth Consultancy conference In Benefiting Job Creations
  48. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙድ ወደ ክልሉ መዲና ተመለሱ
  49. Maamulka Gobolka Afdheer Oo Xadhiga Ka Jaray Rug Caafimaad.
  50. MW CMC Oo Kusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
  51. New Health-center inauguration In Barmagog Kebele
  52. የኢፈዴሪ የህዝብ ተወካዮች ም/ቤት ሁለተኛው አስቹኳይ ስብሰባቸው ዶር አቢይ አህመድ የሀገሪቱ ጠቅላይ ሚንስትር አደርጎ ሰይሟል
  53. በግብርናና በምግብ ዋስትና አመርቂ ውጤቶች ያስመዘገቡ ሞዴል ሴት አርሶ አደሮች በድሬደዋ ከተማ ሽልማት ተበረከተላቸው
  54. Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Canada Oo Si Heer Sare Ah U Xusay Sanadguurada 20aad Ee XDSHSI
  55. Dr. Abiyi Ahmed Oo Ay Golaha Wakiilada Shacabka Ee JDFI U Ansixiyeen RW Dalka Loona dhaariyey Xilka Raysal-wasaarenimada Dalka.
  56. MW CMC Oo u baxay xarunta Dalka ee Adis Ababa
  57. ESRS DIASPORA COMMUNITY IN AUSTRAILIA HAVE CELEBRATED THE 20TH ANNIVERSARY OF ESPDP
  58. Degmada Feerfeer Iyo Xarun Caafimaad Oo Cusub Oo Xadhiga Laga Jaray
  59. Shir Kusaabsan Kafaa’iidaysiga Fursadaha Shaqo Oo Loo Qabtay Ururada Fadareeshinka Dhalinyarada Gobolka Faafan
  60. የኢ.ሶ.ክ.መ.የስነ ምግባርና ፀረ ሙሲና ኮሚሽን በክልል መ/ቤቶች የስነ ምግባር ኮሚቴ አባላት የግንዛቤ ማስጨበጫ ስልጣና ሰጥቷል
  61. በአውስትራሊያ የሚኖሩ የኦ.ሶ.ክ ተወላጆች 20ኛው የኢሶህዴፓ ምስረታ በዓልን አስመልክቶ በደማቅ ስነ-ስርዓት አክብሯል፡፡
  62. Sanad Guurada 20aad Ee XDSHSI Oo Si Qurux Badan Looga Xusay Wadanka Jarmalka.
  63. ክቡር ፕሬዝዳንት አብዲ መሀሙድ በስልክ የተካፈሉበት 20ኛው የኢሶህዴፓ ምስረታ በዓል በሳውዲ አረብያ በደማቅ ስነ-ስርዓት ተክብሯል
  64. Wadanka Australia Iyo Jaaliyada DDSI Oo Xaflad Balaadhan Oo Lagu Soo Dhawaynayo Sanad-guurada 20 Jirsatay Ee Aas-Aaskii XDSHSI kuqabsaday Magaalada Melbourne
  65. MW CMC Oo Khadka Telefonka Kaga Qaybgalay Munaasabad Ay Jaaliyada DDSI Ee Suadi Arabia Ku Taageerayeen Sanadguuradii 20aad Ee XDSHSI
  66. Komishinka Anshaxa iyo La Dagaalanka Musuqa DDSI Oo kulan u Qabtay Gudiyada Anshaxa Ee Xafiisyada Heer Deegaan.
  67. Munaasabad Abaalmarino Lagu Gudoonsiiyay Hooyooyinka Guulaha Kasoo Hoyiyay Waxsoosaarka Beeraha Ayaa Ka qabsoomay Diredawa
  68. Tababar Kor Loogu Qaadayo Waxsoosaarka Iskaashatooyinka Dhaqashada Shinida Ee Degmada Gursum
  69. MM Dhagaxbuur Iyo Tababar Kusaabsan Dhaqashada Casriga Ah Ee Digaaga
  70. በኢ.ሶ. ክ.መ.ፕሬዝዳንት ክቡር አብዲ መሀሙድ የሚመራው ን ልዕኳን ቡዱን ወደ ክልሉ ርዕሰመዲና ተመለሱ
  71. Tababar Kusaabsan Maaraynta Xaaladaha Degdega Ah Ee Carqaladeeya Geediscodka Waxbarashada Oo Kaqabsoomay Magaalada Jigjiga
  72. MW CMC Oo Ku Soo Noqday Xarunta Deegaanka.
  73. Kulan Lagu Iibsanayay Bondhiga Dhismaha Mashruuca Biyo Xidheenka Abay oo Ka Dhacay Jigjiga.
  74. Kulan Ay Yeesheen Hawlwadeenada Xarumaha Caafimaadka Ee Degmada Erer
  75. Taariikh Nololeedka Dr Abiyu Axmed Oo Kooban
  76. War Deg-deg ah:
  77. Shirkii Golaha Dhexe Ee EPRDF Oo Halkiisii Kasii Socda
  78. Qurbajoog U Dhalatay DDSI Oo Soo Booqday Mashaariicaha Horumarineed Ee Laga Hirgaliyay Degmada Mula..
  79. Tababar Kusaabsan Nidaamka Maaraynta Xogta Caafimaadka Oo Looqabtay 139 Xirfadle
  80. በኢ.ሶ.ክ.የሚገኙ የኢትዮጵያ ንግድ ባንክ ቅርንጫፍ ሰረተኞች ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ ወገኖች ድጋፍ አደረጉለት
  81. Degmada Baareey Iyo Adeegii Daawaynta Iyo Qaliinka Indhaha Oo Ka Bilowday
  82. Tababar Kusaabsan Horumarinta Xirfadaha Barayaasha Afsoomaaliga Ee Gobolka Jarar Oo Lasoo Gabagabeeyay
  83. Tababar Kor Looguqaadayo Garaadka aqooneed Ee Shaqaalaha Xafiiska Beeraha Ee Heer Deegaan Iyo Heer Degmo Ayaa Ka qabsoomay Xarunta Deegaanka
  84. Ogaysiis Jaaliyada DDSI ee Wadanka Sweden.
  85. Jaaliyadaha DDSI Ee Wadamada UK iyo Putland Oo Si Meeqaam Sare Ah U Xusay Sanad guurada 20 jirsatay ee XDSHSI
  86. Xafiiska Waxbarashada Oo Kulan Layeeshay Gabdhaha Loo Tababarayo Hogaaminta Dugsiyada Jijiga.
  87. Kulan Wacyigalin Ah Oo Ku saabsan ka hortaga iyo xakamaynta cudurka HIV AIDISK Ayaa Ka Dhacay Jigjiga.
  88. በደቡብ ጅግጅጋ ወረዳ የሃደው ቀበሌ ት/ቤት ተማሪዎች በአለም የባህላዊ ምግብ አሰራር ውድድር 1ኛ ደረጃ ወጡ
  89. በውጭ ሀገር የሚኖሩ የኢ.ሶ.ክ. የፋፈን ዞን ተወላጆች 20ኛው የኢሶህዴፓ የምስረታ በዓልን አስመልክቶ በደማቅ ሁኔታ አክብሯል፡፡
  90. Shaqaalaha Bangiga Ganacsiga Itoobiya Laantiisa DDSI Oo Deeq-raashin ah ku Wareejiyay Gudiga Barakacayaasha.
  91. Qurbajoogta DDSI Ee Kasoojeeda Gobolka Faafan Oo Dhigatay Xaflad Balaadhan Oo Lagu Xusayo Sanadguurada XDSHSI
  92. Ardayda Wax ka Barata Dugsiga Xaadaw Oo Kaalinta 1aad U Galay Tartanka Heer Caalami Ee Cunta Dhaqameedyada Aduunka.
  93. Ogeysiis Jaaliyada DDSI Ee Saudi Arabia
  94. Shirkii Golaha Dhexe Ee EPRDF Oo Si Habsami Leh Usocda
  95. MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Xarunta Dalka
  96. Tababar Ku Saabsan Horumarinta Xirfada Barayaasha Oo ka furmay jigjiga.
  97. Machadka Cilmibaadhista DDSI Oo Tababar U Qabtay Cilmibaadhayaasha.
  98. Degmada Qalaafo Iyo Adeegii Daawaynta Iyo Qaliinka Indhaha Oo Lagu Soo Gabagabeeyay
  99. Kulan Dood Cilmiyeed Ah Oo Kusaabsan Kahortaga Cudurka HIV-AIDSka Ee Hooyada Lanool Cudurka U gudbin Karto Ilmaha Oo Kaqabsoomay MMJ
  100. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል መንግስት በቅርቡ በምህረት የለቀቃቸው ሞዴል ታራሚዎች የዘመናዊ መኖሪያቤቶች ቁልፍ አስረክቧል